Xirfado Digital Soomaaliya 2025 ayaa noqday furaha shaqooyinka mustaqbalka iyo guusha dhalinyarada. Maanta, xirfadaha casriga ah waxay siinayaan qof walba fursad uu kaga shaqeeyo gudaha iyo dibadda, isagoo adeegsanaya internet-ka. Qoraalkan, waxaan ku sharaxeynaa 7 Xirfado Digital oo Kuu Horseedaya Guul, kuwaas oo si toos ah ugu xiran shaqooyinka mustaqbalka, dakhliga online, iyo horumarka xirfadeed […]
Empowering individuals and businesses through skill-building courses, professional branding, research writing, and business consultancy. Driving success through knowledge and innovation