Dunida maanta, suuqgeynta dijitaalka ah (digital marketing) waxay noqotay laf-dhabarta horumarka ganacsiyada. Haddii aad leedahay badeeco ama adeeg, dadka ugu badan ee aad gaari karto waxay joogaan baraha bulshada iyo Google. Tani waxay keentay baahi weyn oo loo qabo xirfadlayaal garanaya sida loo suuqgeeyo online — waana halka aad adiga, dhalinyarada Soomaaliyeed, fursad ballaaran ka […]
Empowering individuals and businesses through skill-building courses, professional branding, research writing, and business consultancy. Driving success through knowledge and innovation