Seminaarkan waxa uu si faahfaahsan uga hadlayaa tallaabooyinka muhiimka ah ee ardayda jaamacadda ka qalinjebisay ay u qaadi karaan si ay ugu guuleystaan suuqa shaqada. Waxaan ka hadli doonaa sida loo raadiyo shaqooyinka ugu haboon, fursadaha tababarka iyo internships, iyo sida loo horumariyo xirfadaha lagama maarmaanka u ah suuqa shaqada casriga ah. Talooyin gaar ah iyo fursado cusub ayaa la bixiya si aad ugu diyaar garowdo mustaqbalkaaga xirfadeed.
Empowering individuals and businesses through skill-building courses, professional branding, research writing, and business consultancy. Driving success through knowledge and innovation