Seminaarkan waxa uu ardayda dugsiga sare dhigato iyoo kuwa soo dhameysa u soo bandhigayaa talooyin iyo fursado ku saabsan sida ay ugu guuleysan karaan suuqa shaqada. Waxaan ka hadli doonaa xirfadaha loo baahan yahay, habka loogu diyaar garoobo shaqooyinka cusub, iyo sida loo dhiso xirfadaha muhiimka ah ee shaqo raadiyaha. Tallaabooyinka ugu muhiimsan ee la qaadi karo iyo sida loo hagaajiyo fursadahaaga shaqo ayaa si faahfaahsan loo sharxi doonaa.
Isdiiwaangeli maanta oo ku bilow mustaqbalkaaga shaqo!