Mustaqbalkaaga Ka Dib Jaamacadda: Talooyin Ku Saabsan Shaqooyinka iyo Tababarka

Seminarkaan waxaa kaga hadli donaa sida ardayga ugu faideysan karo intoo uu waxbarashada ku jiro iyo sida loo horumariyo xirfadaha lagama maarmaanka u ah suuqa shaqada casriga ah. Talooyin gaar ah iyo fursado cusub ayaa la kula wadagayaa si aad ugu diyaar garowdo mustaqbalkaaga xirfadeed.

Isdiiwaangeli maanta oo tallaabo hore u qaado mustaqbalkaaga shaqo!

error: Content is protected !!